DAAWO: Jesse Lingard oo baraya saaxiibadiis dabaal daga caanka ah ee “DAB”

Jesse-Lingard-dab-1024x664

(Manchester) 28 Luulyo 2016. Weeraryahanka Manchester United Jesse Lingard ayaa caan ku ah dabaal daga loo yaqaan DAB marka uu goolasha dhaliyo.

Hayeshee, waxa ay hada u muuqataa in saaxiibadiis ay iyana doonayaan sidiisa oo kale.

Fosu-Mensah iyo  Cameron Borthwick-Jackson ayaa ka mida kuwaas oo uu siiyey shahhaadooyin!

Sidaas oo kale waxa isna u dabaal daga Paul Pogba oo ay hore da’yarta United uga soo wada ciyaareen Lingard!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close