DAAWO: Hees cajiib ah oo uu Ciyaaryahan ka tirsan xulkii Puntland ee hantay koobkii Dowlad Gobolleedyada ku soo bandhigay xafladdii sagootinta ahayd ee xalay loogu sameeyey Muqdisho

101

(Muqdisho) 28 Luulyo 2016. Waxaa maalintii Talaadada Caasimadda Somaaliya lagu soo gunaanuday tartankii Dowlad Gobboleedyada oo ay ugu dambeyn qaaday Puntland.

Waxaa xalay xaflad heer sare ah oo lagu sagootinayo kooxihii ka qeyb galay loogu sameeyey aqalka Gobbolka ee Muqdisho.

Xafladda waxaa hees ay u maqsuudeen ka soo qeyb galeyaasha u qaaday JEEG oo ahaa goolhayihii labaad ee xulka Puntland.

DAAWO

Xuquuqda Muuqaalka waxaa iska leh Cali Cabdi Ducaale (Dalnuurshe).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close