Daawo: Fabregas oo kaarka cas loo taagay iyo qaladka uu galay

fabregas

(London) 28 Luulyo 2016. Blues waxa ay ku faani kartaa in ay durba gool ka gaartay koox kula loolameysa horyaalka xilli ciyaareedka soo socda halka uu ku faraxsan yahay in uu shabaqa ilaashaday Antonio Conte.

Cahil ayaa gool madax ah u dhaliyey Chelsea balsew waxaa kaarka cas lagu saaray Cesc Fabregas kaddib markii uu shaafto la kacay Ragnar Klavan.

Waxa ay ahayd mid uu Spanish-ka u qalmay iyo shaafto la fursan karay.

Fabregas hada wuu seegi doonaa kulanka xiga ee saaxiibtinimo laakiin ma saameyn doono ololaha dambe.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close