Day: July 28, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: MLS All Stars vs Arsenal – LIVE
MLS All Stars – Arsenal MLS All Stars – Arsenal MLS All Stars – Arsenal Gool FM
Read More » -
Ameerika
Kooxda Inter Milan oo booqatay xarunta Qaramada Midoobey + Sawirro
(New York) 28 Luulyo 2016 – Kooxda Inter Milan ayaa markale booqatay xarunta QM ee New York jeer ay Maraykanka…
Read More » -
Italy
RASM: Waqtiga la dheeli doono koobka 3-geesoodka TIM oo la shaaciyey
(Reggio Emilia) 28 Agoosto 2016 – Maalmahanba waa la hadal hayey balse haatan waa rasmi, sida uu werinayo La Gazzetta…
Read More » -
England
Miyuu Diego Costa macsalaameeyay saaxiibadiisa Chelsea?….(Costa oo soo dhigay boggiisa SAWIR aad u cabsi galiyay taageerayaasha Blues)
(America) 28 Luulyo 2016. Diego Costa ayaa cirka ku sii shareeray qiyaas fikradeedkii laga qabay inuu ka tagayo Chelsea xagaagan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shaxdii ugu wanaagsaneyd ee tartankii Dowlad Gobboleedyadda ee Dalka
(Muqdisho) 28 Luulyo 2016.Waxaa Talaadadii lagu soo gaba gabeeyey Muqdisho tartankii Dowlad Gobboleedyada Soomaaliya oo ay a qeyb galeen afar…
Read More » -
England
DEG DEG: Laacibkii diirada u saarnaa Liverpool ee Ben Chilwell oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Leicester City
(Leicester) 28 Luulyo 2016 Kooxda Leicester City ee dalka ingiriiska ayaa si rasmi ah u shaacisay in daafacooda da’yarka ah uu…
Read More » -
Italy
“De Laurentiis ayaa sabab u ahaa ku biiristayda Juventus” – Gonzalo Higuain
(Torino) 28 Luulyo 2016 Weerar yahanka dhawaantan ku biiray kooxda Juventus ee Gonzalo Higuain ayaa ka hadlay sababtii uu ugatagay kooxdiisa…
Read More » -
England
Arsenal oo aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa Riyad Mahrez
(London) 28 Luulyo 2016 Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa laacibka kooxda Leicester City ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Hees cajiib ah oo uu Ciyaaryahan ka tirsan xulkii Puntland ee hantay koobkii Dowlad Gobolleedyada ku soo bandhigay xafladdii sagootinta ahayd ee xalay loogu sameeyey Muqdisho
(Muqdisho) 28 Luulyo 2016. Waxaa maalintii Talaadada Caasimadda Somaaliya lagu soo gunaanuday tartankii Dowlad Gobboleedyada oo ay ugu dambeyn qaaday…
Read More » -
Suuqa
DEG DEG: Wakiilka Paul Pogba oo la kulmay Juventus si uu dhammeeyo ku biiristiisa Manchester United
(Turin) 28 Luulyo 2016. Wakiilka Paul Pogba waxa uu wadahadalo dheeri ah la qaadanayaa Juventus si uu u dhameeyo ku…
Read More »