BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa lasoo shirtegi karaan!

(Chicago) 27 Luulyo 2016 – Waxaa caawa xilliga maxalliga ah ee Maraykanka isku beegan kooxaha waawayn ee Bayern Munich vs AC Milan oo ciyaaraya kulan ka tirsan ICC, kuwaasoo ku dheeli doona Chigaco, Illinois.

Koobkan Horyaallada Adduunka oo ay xagaaga isku kululeeystaan kooxaha waawayn ee qaaradda Yurub isla markaana lagu kala qabto qaarado kala duwan sida Ameerika, Aasiya, Yurub iyo Australia ayay labada koox doonayaan inay tabartooda eegaan waloow aysan xiddigohoodii u dhamayn.

Haddaba hoos ka dheeho shaxda iyo safafka ay u badan tahay inay labada kooxi ay caawa lasoo shir tagaan.

BAYERN (4-3-3): Ulrich; Rafinha, Feldhahn, Martinez, Bernat; Lahm, Xabi Alonso, Alaba; Benko, Green, Ribery.

AC MILAN (4-3-3): Donnarumma; Abate, Paletta, Romagnoli, Antonelli; Poli, Montolivo, Bertolacci; Suso, Niang, Bonaventura.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close