Day: July 27, 2016
-
Spain
RASMI: Villarreal oo la wareegtay weerar yahankii amaahda kula joogay Chelsea ee Alexandre Pato
(Villarreal) 27 Luulyo 2016 Kooxda Villarreal ee dalka Spain ayaa si rasmi ah u shaacisay inay la wareegtay weerar yahankii amaahda…
Read More » -
Uncategorized1
BAYERN MUNICH VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa lasoo shirtegi karaan!
(Chicago) 27 Luulyo 2016 – Waxaa caawa xilliga maxalliga ah ee Maraykanka isku beegan kooxaha waawayn ee Bayern Munich vs…
Read More » -
Soomaaliya
Banaadir Sports Club oo ku fashilantay soo xero galinta Cabdisalaan Dhiidhiye, Elman oo dib u shiday xiisaha ay u qabto iyo Horseed oo ugu cad cad helidda saxiixiisa
(Muqdisho) 26 Luulyo 2016. Kooxda difaacaneysa horyaalka dalka ee Banaadir Sports Club ayaa muddo isha la raaceysay Laacibka sida weyn…
Read More » -
Afrika
”KHAYRKII MADOOBAA”: Mo Farah oo muujiyey inuusan u shallaayeeynin inaysan london isla iman mataankiisa Xasan (Qaybtii 2-aad)
(London) 27 Luulyo 2016 – Markii uu 8 jir ahaa, ayuu orodyahanku yimi London isagoo la socda waalidkii jeer ay…
Read More » -
Wararka
RASMI: Ciro Immobile oo Lazio ku biiray
(Roma) 27 Luulyo 2016 – Kooxda SS Lazio ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu kooxda kusoo biiray weerarka…
Read More » -
Suuqa
Kaddib Gonzalo Higuain oo noqday Laacibkii ugu qaalisanaa ee Juventus hadaba ka bogo 10-kamugu sarreeya
(Turin) 26 Luulyo 2016. Iyada oo uu Gonzalo Higuain noqday laacibka ugu qaalisan taariikhda Juventus waxaan eegi doonaa 10-ka xiddig…
Read More » -
Suuqa
Chelsea oo €45m ku raadinaysa Kalidou Koulibaly
(London) 27 Luulyo 2016 – Kooxda Chelsea ayaa samaysay dalab ku kacaya €45m kaasoo ay ku doonayso dambeedka Napoli ee…
Read More » -
Wararka
Simone Zaza oo Torino ka tegaya & kooxaha AC Milan & AS Roma oo iskula dheggan
(Torino) 27 Luulyo 2016 – AC Milan iyo AS Roma ayaa iskula dheggan qannaaska kooxda Juventus ee Simone Zaza, kaddib…
Read More » -
Wararka
Sidee ayuu ku xulanayaa Kabtanka kooxda Guardiola inta uu dhaawaca ku maqan yahay Kompany?
(Manchester) 26 Luulyo 2016. Tababaraha Manchester City Pep Guardiola waxa uu sheegay in Ciyaaryahanada ay xulan doonaan Kabtankooda inta uu…
Read More » -
Spain
SAWIRRO XUL AH: Barcelona oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Andre Gomes
(Catalonia) 27 Luulyo 2016. Barcelona ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Andre Gomes oo ay kala soo wareegtay kooxda Valencia.…
Read More »