SAWIRRO QOSOL LEH: Baraha Bulshada oo weli ku maadsanaya Timaha Blondada ee Lionel Messi

(Barcelona) 26 Luuliyo 2016 – Tan iyo markii uu xidigga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi Timaha u soo jartay una midabaystay qaabka cusub ayaa waxaa baraha Bulshadu ku kulanto ee Internet-ku waxa ay ku maadsanayaan naqshaddan cusub ee uu madaxa u samaysatay Messi.

Qolo walba waxa ay Madixiisa ku maslinaysaa wixii maankooda ku jira, Messi-se tiisu waa gaar oo waxa uu Timihiisa u soo jaranayaa qaabkii uu doono.

Haddaba halkaan hoose ka eeg sawirro qosol leh oo lagu faafiyey bararaha bulshadu ku xiriirto ee Internet-ka:-

Mess1

Mess2

Mess3

Mess4

Mess5

Mess6

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close