Day: July 26, 2016
-
Italy
“Ciyaartoyda Casrigan waa sida reer guuraa, lacag unay daba joogaan.”. Totti oo ka hadlay heshiiskii uu Higuain ugu biiray Juventus
(Roma) 26 Luulyo 2016. Rugcadaaga ku gaamuray AS Roma Francesco Totti ayaa cambaareeyay 90-ka milayn oo euro uu weeraryahanka Napoli…
Read More » -
Soomaaliya
Faah-faahinta kulankii ay Puntland ku qaaday tartanka maamul goboleedyada Soomaaliya+SAWIRRO
(Muqdisho) 26 Luulyo 2016-Puntland oo rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay waqtigii…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo dhammaystirtay saxiixa Gonzalo Higuain
(Torino) 26 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ee Waddanka Talyaaniga ayaa dhammaystirtay saxiixa weeraryahankii Napoli ee Gonzalo Higuain,…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Puntland oo RIGOORAYAAL ku qaaday koobka maamul gobleedyada Soomaliya
(Muqdisho) 26 Luulyo 2016. Puntland oo rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay waqtigii loogu…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo/dhegeyso: Jubbaland vs Puntland – LIVE
Jubbaland vs Puntland – LIVE Jubbaland vs Puntland – LIVE Jubbaland vs Puntland – LIVE Halkan ka dhegeyso tebinta tooska…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Baahidii & busaaraddii aan kusoo barbaaray ayaa iga caawisay inaan noqdo horyaalka Olombikada” – Mo Farah (Qaybtii 1-aad)
(London) 26 Luulyo 2016 – Mo Farah ayaa sheegay in faqrigii iyo busaaraddii uu kusoo barbaaray ay ku dhiirri gelisey…
Read More » -
Wararka
AQRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala iibsiga
(Europe) 26 Luulyo 2016. Aqriste waxaan halkan kugu heynaa oo aan kugu soo ururinay wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga…
Read More » -
Afrika
SEUKI 2016: Xiddigaha Stockolm & Som United oo nus-dhamaadka soo gaarey + Sawirrada (Kulamada galabta)
(Stockholm) 26 Luulyo 2016 – Tartanka xagaaga ee Soomaalida qubaha ee Seuki 2016 oo si xiise leh uga soconaya magaalada…
Read More » -
England
Dimitri Payet oo loo magacaabay Safiirka Jasiiradda Reunion + Sawirro
(Reunion) 26 Luuliyo 2016 – Xidigga Khadka Dhexe iyo Weerarkaba ka dheela ee Xulka Faransiiska iyo kooxda West Ham United…
Read More » -
Soomaaliya
Abaal-marinnada ay heli doonaan kooxda ku guuleysta koobka, tan kaalinta labaad gasha iyo mida kaalinta saddexaad ee tartanka maamul goboleedyada oo maanta lagu soo xirayo Muqdisho
(Muqdisho) 26 Luuliyo 2016 – Tartanka maamul goboleedyada ee maalmahan ka socoday garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu…
Read More »