SAWIRRO: Kooxdii uu hogaaminayay Ryan Giggs oo ku guuleysatay tartankii Fuustalka ee ka socday India

gigs

(India) 25 Luulyo 2016. Rugcadaagii Man United ee ku guuleystay waayihiisii Red Devils 34-koob iyo waliba abaal marinno shaqsi ahaaneed oo la soo koobi karin ayaa koob kale oo dheeri ah ku darsaday keydkiisa.

Giggs ayaa ku guuleysatay tartanka Indian Premier Futsal kaddib markii ay rigoorayaal 3-2 ay kooxdiisa Mumbai kaga adkaatay kooxda Kochi oo uu horkacayay rugcadaagii Real Madrid Michel Salgado kaddib markii ay 1-1 ku idlaatay ciyaarta waqtigii loogu tala galay.

Tartankan Fuustalka ee lagu galo 5-ta laacib ayaa waxaa sidoo kale ka soo muuqday halyeeyo caan ka ah kubbada cagta sida Paul Scholes, Hernan Crespo iyo Cafu oo lagu badelay booska Ronaldinho oo tartanka ka baxay kaddib markii loo magacaabay safiirka Cuuriyaamiinta Olymicada dalka Brazil.

SAWIRRO:

Ryan Giggs has added another trophy to his collection after winning the Premier Futsal competition in India

Giggs was joined by Paul Scholes, Ronaldinho, Hernan Crespo, Cafu and Michel Salgado as 'legends' in India

Giggs even managed to miss his penalty but his side still went on to beat Kochi 3-2 on spot kicks

The next instalment of the popular tournament is already scheduled in for January 2017
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close