Kaddib markii uu baaqday kulankii Derby Manchester ee ka dhici lahaa Shiinaha, kooxda Man United oo dib ugu soo laabaneysa Ingiriiska…+SAWIRRO

red

(Beijing) 25 Luulyo 2016. Kulankii la wada sugayay maanta ee Manchester Dery ee kooxaha Man United iyo Man City ayaa baaqday sababo jawiga oo xumaa aawadeed waxa ayna iminka xiddigaha Red Devils isku diyaarinayaan inay dib ugu soo laabtaan dalka Ingiriiska.

Kulanka ayay ahayd inuu ka dhoco Bird Nest Stadium laakiin waxaa la baajiyay shan saacadood ka hor intaan la baasan maadaama ay jirtay jawi xumo.

Man United ayaa iminka isku diyaarineysa inay dib ugu soo laabato dalka Ingiriiska waxaana lagu wadaa in inta badan beri oo talaado ay fasax ahaadaan maadaama ay Ingiriiska gaari doonaan 5.30am.

SAWIRRO:

Manchester United boss Jose Mourinho waves from the team coach after leaving their hotel in Beijing, China

Mourinho saw his preparations thrown into disarray after the Bird's Nest pitch was deemed unplayable

Ander Herrera waves to supporters as he walks towards United's bus with fellow Spaniard Juan Mata

Mourinho sits alongside his assistant Rui Faria on the team coach as United head for the airport on Monday

Mourinho waves to supporters outside United's team hotel as the squad and staff prepare to leave China

Fans and police take photos of United's colourful team coach as the squad climb aboard on Monday evening
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close