Day: July 25, 2016
-
England
Maxaa ka jira in Per Mertesacker uu garoomada ka maqnaan doono 5-bil?
(London) 25 Luulyo 2016 Arsenal ayaa wajahaysa dhibaato cusub kadib markii la shaaciyay inuu dhaawac halis ah soo gaaray daafaca reer…
Read More » -
Spain
Zidane oo diyaariyay qorshe cusub ka hor kulanka Super Cup-ka yurub
(Madrid) 25 Luulyo 2016 Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa diyaariyay qorshe cusub ka hor kulanka 9-ka August ay Real laciyaari…
Read More » -
Italy
Napoli oo dalab cusub ka gudbisay Mauro Icardi
(Napoli) 25 Luulyo 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Napoli ay dalab cusub ka gudbisay weerar yahanka Inter…
Read More » -
Italy
Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri oo afka qabsaday mar wax laga waydiiyay mustaqbalka Paul Pogba
(America) 25 Luulyo 2016. Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri ayaa mar wax laga waydiiyay mustaqbalka Paul Pogba diiday inuu ka hadlo…
Read More » -
England
Kaddib markii uu baaqday kulankii Derby Manchester ee ka dhici lahaa Shiinaha, kooxda Man United oo dib ugu soo laabaneysa Ingiriiska…+SAWIRRO
(Beijing) 25 Luulyo 2016. Kulankii la wada sugayay maanta ee Manchester Dery ee kooxaha Man United iyo Man City ayaa…
Read More » -
Wararka
UEFA oo ganaax dul dhigtay kooxaha Liverpool iyo Sevilla
(Europe) 25 Luulyo 2016. Xiriirka kubbada cagta Yurub UEFA ayaa ganaax lacageed dul dhigay kooxaha Liverpool iyo Seville kaddib dhacdooyinkii…
Read More » -
Wararka
Mikel Arteta oo tallaabadan uga carreysiin kara jamaahiirta Arsenal
(Manchester) 25 Luulyo 2016. Mikel Arteta waxa uu ka carreysiin karaa taageereyaasha Arsenal kaddib markiii uu boggiisa Instagram-ka ka tir…
Read More » -
Aasiya
SAWIRRO: Kooxdii uu hogaaminayay Ryan Giggs oo ku guuleysatay tartankii Fuustalka ee ka socday India
(India) 25 Luulyo 2016. Rugcadaagii Man United ee ku guuleystay waayihiisii Red Devils 34-koob iyo waliba abaal marinno shaqsi ahaaneed…
Read More » -
Soomaaliya
XOG: Cabdisalaan Dhiidhiye waxa uu ku biirayaa kooxda heerka kowaad ee Horseed
(Muqdisho) 25 Luulyo 2016. Laacibka kabtanka u ah Dawlad Gobolleedka Puntland Cabdisalan Dhiidhiye ayaa si weyn ugu jira suuqa kala…
Read More » -
England
Lambarka uu Kante u xiran doono Chelsea oo shaaca laga qaaday
(London) 25 Luulyo 2016. Chelsea ayaa shaacisay Lambarka uu u xiran doono saxiixooda cusub ee N’Golo Kante kaa oo ay…
Read More »