SAWIRRO: Kolo Toure oo ka tagay Premier League kuna biiray naadiga Celtic….(Lambarkee loo xiray?)

(Celtic) 24 Luulyo 2016. Celtic ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay daafacii Liverpool Kolo Toure oo ay ka saxiixatay hal sano oo heshiis ah.

35-jirka ayaa dib ula midoobay tababare Brendan Rodgers kaa oo uu daafaca Ivory Coast ka soo hoos ciyaaray waqtigiisii Liverpool.

Rodgers ayaa booska tababaranimo ee Celtic ka badelay Ronny Deila xagaagan wuxuuna kol horeba la soo wareegay Moussa Dembele, Toure kaa oo laga soo fasaxay Liverpool ayaana ah laacibkii ugu dambeeyay uu kooxda ku soo biiriyo.

Yaya Toure walaalkii ka wayn ee Kolo Toure ayaa naadigiisa cusub u xiran doona No.2.

SAWIRRO:

Photo published for Ivory Coast guard Kolo can keep Celts afloat in Champions League, says Broonie

CoInSLYXgAEmAtO


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close