SAWIRRO: Chelsea oo u safartay dalka Mareykanka….(Blues oo halkaa kooxo waa wayn kula ciyaari doonta)

(London) 24 Luulyo 2016. Blues ayaa u safartay cariga wayn ee Mareykanka iyadoo halkaa ku ciyaari doonta kulamo saaxiibtinimo.

Kooxaha magaca wayn ku leh adduunka kubbada cagta ee Liverpool, Real Madrid iyo AC Milan ayay Chelsea la ciyaari doontaa kulamo qeyb ka ah  International Champions Cup.
Saxiixa cusub ee Chelsea Michy Batshuayi ayaa ka mid ahaa xiddigihii u safray Mareykanka.

Chelsea ayaa sidan u ciyaari doonta kulamada saaxiibtinimo ee u harsan:

July 28, Chelsea v Liverpool, Pasadena, US.

July 30, Chelsea v Real Madrid, Michigan, US.

August 4, Chelsea v AC Milan, Minneapolis, US.

Intaa kaddib waxay u soo duuli doontaa dalka Jarmalka oo ay kula ciyaari doonto:

August 7, Werder Bremen v Chelsea, Bremen, Germany.

SAWIRRO:

blu

New Chelsea signing Michy Batshuayi (right) is all smiles as he poses with fellow Belgian Eden Hazard

Brazilian duo Willian (left) and Oscar (right) look in high spirits after boarding the plane to Los Angeles

Spain international Cesar Azpilicueta takes a selfie as he prepares to represent his club in the States

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close