EEG SAWIRKA: Lionel Messi oo qaab cusub TINTA u sameystay

Messiii

(Catalonia) 24 Luulyo 2016. Xaaska Lionel Messi Antonella Roccuzzo ayaa boggeeda Instagram soo dhigtay sawir Seygeeda oo hab cusub tinta u sameystay.

Haddii aad horey ula socotay inay tinta midabeysteen Phil Jones, Aaron Ramsey iyo Samir Nasri ku darso tirada in laacibka shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or uu ku soo biiray xarfaatan.

EEG SAWIRKA:

sawir
Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close