CODEEYN: Gobolkee ugu cod badnaaday gobolladii iskugusoo baxay nus-dhamaadka tartanka maamullada? (Natiijadii codaynta?)

(Muqdisho) 24 Luulyo 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho si xamaasadi ku dheehan tahay uga soconaya tartanka gobollada dalka oo ay haatan dhamaadka iskugusoo hareen xulalka Jubbaland vs Puntland oo sida la sheegayo Talaadada kala bixi doona.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa natiijada codayntii aannu ka sameeynay nus-dhamaadkii tartanka oo ay iskugu soo hareen Banaadir oo ku hartay gacanta Jubbaland iyo Hiiraan & Sh. Dhexe oo ay shalay dubatey kooxda Puntland.

Codayntuna waxay ku saabnayd xulkii 4-dooda kasoo bixi kara ee koobka hanan kara, waxayna codayntii noqotay sidatan:

Banaadir        42.86%     
Jubbaland       14.67%     
Puntland         25.1%     
Hiiraan & Sh. Dhexe       17.37%     

bb

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close