Day: July 24, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Inter Milan vs Paris Saint Germain 1-3
INTER (4-4-2): 1 Handanovic; 33 D’Ambrosio, 25 Miranda, 13 Ranocchia, 18 Erkin; 11 Biabiany, 5 Melo, 7 Kondogbia, 55 Nagatomo;…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
KHABAR DARAY AH: Gonzalo Higuain oo durba guri ka ijaartey Torino + Sawirrada
(Torino) 24 Luulyo 2016 – Weli heshiisku rasmi ma aha oo farsamo ahaan laacibka laguma tilmaami karo mid Juventus ka…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Italy U19 vs France U19 – LIVE (Final-ka Euro under 19)
Italy U19 – France U19 Italy U19 – France U19 Italy U19 – France U19 Gool FM
Read More » -
England
Lyon oo albaabka ka xiratay Arsenal: Lacazette kamatagayo kooxda”
(London) 24 Luulyo 2016 Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Lyon Bruno Genesio ayaa sheegay in kooxdiisu aysan u ogolaan doonin Arsenal saxiixa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CODEEYN: Gobolkee ugu cod badnaaday gobolladii iskugusoo baxay nus-dhamaadka tartanka maamullada? (Natiijadii codaynta?)
(Muqdisho) 24 Luulyo 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho si xamaasadi ku dheehan tahay uga soconaya tartanka gobollada dalka oo ay…
Read More » -
Spain
“Waxaa jira dad doonaya in Messi ay ku qasbaan ka tagista Barcelona” – Joan Laporta
(Barcelona) 24 Luulyo 2016 Madaxwaynihii hore ee Barcelona Joan Laporta ayaa eedeeyay maamulka haatan ee kooxda reer Spain kaas oo uu ku…
Read More » -
England
Lucas Leiva oo seegi doona kulanka furitaanka horyaalka ingiriiska ee Arsenal
(Liverpool) 24 Luulyo 2016 Tababare Jurgen Klopp ayaa wajahaya dhibaato cusub oo qadka dhexe ah kadib markii la xaqiijiyay in Lucas Leiva…
Read More » -
England
Man City oo qiimo qaali ah ku doonaysa weerar yahanka Borussia Dortmund ee Aubameyang
(Manchester) 24 Luulyo 2016 Man City ayaa bartilmaameed xoogan ka dhiganaysa weerar yahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang suuqa kala iibsiga…
Read More » -
England
SAWIRRO: Kolo Toure oo ka tagay Premier League kuna biiray naadiga Celtic….(Lambarkee loo xiray?)
(Celtic) 24 Luulyo 2016. Celtic ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay daafacii Liverpool Kolo Toure oo ay ka saxiixatay…
Read More » -
Uncategorized1
Arsenal oo markale Inter Milan waydiisatay Marcelo Brozovic laakiin jawaabta ay heshay….
(London) 24 Luulyo 2016. La Gazzetta dello Sport ayaa sheeganeysa in Arsenal ay markale waydiisatay naadiga Inter Milan ee dalka…
Read More »