SEUKI 2016: Banaadir (Aut) oo dhibcihii tirisay & Som United oo Örebro saxariirisay + Sawirrada (Kulamada galabta)

(Stockholm) 23 Luulyo 2016 – Waxaa halkoodii kasii soconaya ciyaaraha xaaga Soomaalida ee dufcadda sanadkan ee Seuki 2016 oo ka soconaya garoonka Spånga IP.

Waxaa shalaytoole dhici lahaa laba kulan oo uu midi dhexmari lahaa Banaadir (Austaria) vs Waddani (Denmark) balse waxaa ciyaartaasi forfeit ku qaadatay Waddani kaddib markii ay soo xaadiri waydey kooxda Banaadir oo ka rajo dhigtay inay wareegga xiga usoo gudubto kaddib markii 20 gool looga dhaliyey 2 kulan.

Kulankii 2-aad oo dhexmaray kooxaha Som United vs Örebro waxaa 4-1 si ay u qalantey libtii ugu qaadatay kooxda Som United oo ciyaar xiisa badan shalay galab soo bandhigtay.

KULAMADA GALABTA:

Olympic-Den Vs X. Stockholm

Västerås Vs Etu Intermach

b

 

IMG_9188 IMG_9187 IMG_9184 IMG_9183 IMG_9182 IMG_9180 IMG_9178 IMG_9176 IMG_9175 IMG_9174 IMG_9173 IMG_9172 IMG_9171 IMG_9169 IMG_9168 IMG_9166 IMG_9165 IMG_9162 IMG_9161 IMG_9160 IMG_9159 IMG_9158 IMG_9157 IMG_9156 IMG_9155 IMG_9154 IMG_9153 IMG_9152 IMG_9151 IMG_9150 IMG_9149 IMG_9148 IMG_9147 IMG_9146 IMG_9144 IMG_9142 IMG_9141 IMG_9140 IMG_9139 IMG_9137 IMG_9133 IMG_9134 IMG_9132 IMG_9131 IMG_9130 IMG_9129 IMG_9127 IMG_9126 IMG_9125 IMG_9123 IMG_9122

Gool FM, Stockholm

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close