Day: July 23, 2016
-
Bannaanka Garoonka
QISH CUSUB: Maalinta la rasmiyeeynayo heshiiska Higuain oo la kashifay! (Waa goorma?)
Allora @juventusfc Paga la clausola @G_Higuain ha dato ok . la Juve è quotata in borsa . lo annuncia lunedì…
Read More » -
Australia
-
Germany
GOOGOOSKA: SpVgg Landshut vs Bayern Munich 0-3
SpVgg Landshut vs Bayern Munich 0-3 Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Puntland vs Hiiraan & Sh. Dhexe 1-0
Puntland vs Hiiraan & Sh. Dhexe – LIVE Gool FM
Read More » -
Soomaaliya
Macallin Cusmaan Buruno oo bilaabay Tababar lagu kala xulayo ciyaartooyda kubadda Koleyga qaranka Soomaaliya+SAWIRRO
(Muqdisho) 23 Luulyo 2016 Waxaa maanta garoonka Luujino ee degmada C.Casiis ka bilaawday Tababar heer Caalami ah oo uu bixinayo Macalinkii…
Read More » -
England
DAAWO: Laacibka diirada u saaran Arsenal ee Riyad Mahrez oo gool cajiib ah dhaliyay
(Leicester) 23 Luulyo 2016 Xiddiga ugu fiican Premier League ee Riyad Mahrez ayaa gool cajiib ah u dhaliyay kooxdiisa kulan haatan socda…
Read More » -
Soomaaliya
Faah-faahinta kulankii ay Puntland ugu soo baxday Finalka tartanka maamul goboleedyada Soomaaliya +SAWIRRO
(Muqdisho) 23 Luulyo 2016 Ciyaartoyda xulka Puntland ayaa soo tiigsaday Final-ka koobka maamul goboleedyada dalkeena soomaaliya ee ka socda garoonka koonis.…
Read More » -
England
Mourinho oo dhaleeceeyay Ronaldo: Ma jecla gudashada waajibaadka difaaca”
(Madrid) 23 Luulyo 2016 Tababarihii hore ee Real Madrid Jose Mourinho ayaa dhaleeceeyay laacibka ay isku dalka yihiin ee Cristiano Ronaldo.…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo iska diiday dalab qaali ah oo lagu doonayay James Rodriguez
(Madrid) 23 Luulyo 2016 Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa iska diiday dalab qaali ah oo lagu doonayay laacibkooda reer…
Read More » -
Italy
Napoli oo durba calaamadaysatay Carlos Tevez si uu u buuxiyo booskii Higuain
(Napoli) 23 Luulyo 2016 Kooxda Napoli ayaa calaamadaysatay weerar yahankii hore ee Juventus Carlos Tevez kadib markii la ogaaday in Higuain uu…
Read More »