SEUKI 2016: Etu Intermach oo Dahabshiil Norway ka itaal roonaatay & Sonpet FC oo Rinkeby rukhuustay + Sawirro (Kulamada galabta)

(Stockholm) 22 Luulyo 2016 – Waxaa shalay halkiisii laga ambaqaaday ciyaaraha xagaaga Soomaalida ee haatan ka soconaya magaalada Stockholm oo ay xagaa kasta ka dhacaan, taasoo ay sanadkan soo duwayso warbaahinta isboortiga Soomaaliyeed ee Gool FM.

Waxaa shalay kulankii hore isku fara saaray kooxaha Etu Inter Mach vs Dahabshiil Norway, waxaana kulankaa oo aad u xiise badnaa 2-0 lagu dhuftay kooxda Dahabshiil oo ka mid ah kooxaha guunka ah ee aalaaba tartankan ka gaalaa baxa.

Kulankii xigey oo noqday kulankii ugu adkaa tan iyo bilowgii tartankan marka laga eego dhanka goolasha lagu kala adkaaday wuxuu dhexsaday kooxaha Rinkeby Stars vs Sonpet FC (Finland) waxaana kulankan oo la isku murxay 4-3 dhow natiijadii ay jeclayd ku hanatay kooxda Sonpet FC oo ciyaar qurux badan iyo isku duubnaan kooxeed muujisey.

KULAMADA GALABTA:

Banaadir (Austaria) vs Waddani (Denmark)

Som United vs Örebro

b

b1

IMG_8982 IMG_8983 IMG_8985 IMG_8986 IMG_8987 IMG_8988 IMG_8989 IMG_8990 IMG_8991 IMG_8993 IMG_8994 IMG_8995 IMG_8996 IMG_8997 IMG_8998 IMG_8999 IMG_9000 IMG_9002 IMG_9003 IMG_9004 IMG_9005 IMG_9006 IMG_9007 IMG_9010 IMG_9011 IMG_9012 IMG_9013 IMG_9014 IMG_9015 IMG_9016 IMG_9017 IMG_9018 IMG_9019 IMG_9020 IMG_9021 IMG_9023 IMG_9024 IMG_9025 IMG_9026 IMG_9027 IMG_9028 IMG_9029 IMG_9030 IMG_9031 IMG_9032 IMG_9033 IMG_9034 IMG_9035 IMG_9036 IMG_9037 IMG_9038 IMG_9039 IMG_9040 IMG_9042 IMG_9043 IMG_9044 IMG_9045 IMG_9046 IMG_9047 IMG_9048 IMG_9049 IMG_9050 IMG_9051 IMG_9052 IMG_9054 IMG_9056 IMG_9057 IMG_9058 IMG_9060 IMG_9061 IMG_9062 IMG_9063 IMG_9064 IMG_9065 IMG_9066 IMG_9067 IMG_9068 IMG_9069 IMG_9070 IMG_9071 IMG_9072 IMG_9074 IMG_9075 IMG_9076 IMG_9077 IMG_9078 IMG_9079 IMG_9080 IMG_9082 IMG_9083 IMG_9084 IMG_9086 IMG_9087 IMG_9092 IMG_9094 IMG_9095 IMG_9096 IMG_9097 IMG_9098 IMG_9099 IMG_9100 IMG_9101 IMG_9102 IMG_9103 IMG_9104 IMG_9105 IMG_9107 IMG_9108 IMG_9116

Gool FM, Stockholm

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close