HORDHAC: Borussia Dortmund Vs Manchester United iyo Arsenal oo ciyaareysa

C58510BEF09F423783C6435110AE3EA2.ashx

(Manchester) 22 Luulyo 2016. Manchester United waxa ay maanta  la dheeli doontaa Borussia Dortmund kulan ka tirsan International Cup.

Ciyaarta waa tii ugu horreysay ee ay kooxaha dheelaan tartanka xagaagan balse United waxa ay hore u ciyaartay mid saaxiibtinimo.

Toddobaadkii la soo dhaafay ayey Wigan 0-2 ku garaacday.

Hase ahaatee, kulankan waa mid tijaabo u ah Jose Mourinho.

Dhinaca  kale waxaa ciyaari doonta Arsenal oo wajahaysa Lens.

Borussia Dortmund V Manchester United  3Pm (Saacadda Geeska Africa).

Lens v Arsenal 9PM (Saacadda Geeska Africa).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close