SAWIRRO: Granit Xhaka oo tababarkiisii ugu horreeyay la qaatay Arsenal

(London) 21 Luulyo 2016. Granit Xhaka ee ah saxiixii ugu horreeyay Arsenal ay xagaagan sameyso kaddib markii ay kala soo wareegtay kooxda Borussia Monchengladbach ayaa soo gaaray xerada tababarka Gunners ee London Colney.

23-jirka ayaa ku maqnaa fasax kaddib wacadaro uu ka soo dhigay tartanka Euro 2016, waxa uuna iminka tababarka la isugu diyaarinayo xilli ciyaareedka cusub kula soo biiray kooxdiisa cusub ee Arsenal.

SAWIRRO:

xhak

Granit Xhaka Arsenal

Granit Xhaka Arsenal

Granit Xhaka Arsenal

Granit Xhaka Arsenal

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close