Day: July 21, 2016
-
England
Chelsea oo 8-gool ku xaaqday Atus Ferlach….(Weeraryahanka cusub ee Blues Michy Batshuayi oo 2-jeer shabaqa tagay)
(Austria) 21 Luulyo 2016. Chelsea ayaa kulamadeeda saaxiibtinimo ee dalka Austaria ku soo xirtay 8-0 ay kaga adkaatay koox xaafadeedka…
Read More » -
England
Kulankii la wada sugayay inuu isniinta dhex maro MOURINHO vs GUARDIOLA oo laga yaabo inuu baaqdo….(Ogoow sababta)+SAWIRRO
(Manchester) 21 Luulyo 2016. Macallimiinta sida wayn u xifaaltama ee horey feeraha isaga soo jabiyay Real Madrid iyo Barcelona iminkana…
Read More » -
Italy
“Aad baan ugu faraxsanahay inaan ku biiro.” Lukaku oo beri tijaabada caafimaad u maraya Lazio
(Roma) 21 Luulyo 2016. Lukaku ayaa soo gaaray magaalada Roma ee caasimada Talyaaniga si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxda…
Read More » -
England
SAWIRRO: Granit Xhaka oo tababarkiisii ugu horreeyay la qaatay Arsenal
(London) 21 Luulyo 2016. Granit Xhaka ee ah saxiixii ugu horreeyay Arsenal ay xagaagan sameyso kaddib markii ay kala soo…
Read More » -
England
Man United oo ku dhawaaqday sida ay Lambarada xiddigaheeda u xiran doonaan xagaaga cusub…(Ibrahimovic, Bailly iyo Mkhitaryan maxay xiran doonaan?)
(Manchester) 21 Luulyo 2016. Naadiga Man United ayaa shaacisay sida ay Lambarada u kala xiran doonaan xiddagaheeda xilli ciyaareedka cusub.…
Read More » -
Spain
RASMI: Julen Lopetegui oo loomagacaabay tababaraha cusub ee xulka Spain
(Madrid) 21 Luulyo 2016 Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa ku dhawaaqay tababarahooda cusub kadib markii uu xulka macsalaameeyay tababarihii u…
Read More » -
Spain
Raphael Varane oo iska diiday ku biirida Man United
(Madrid) 21 Luulyo 2016 Daafaca kooxda Real Madrid Raphael Varane ayaa iska diiday ku biirida kooxda Man United suuqa kala iibsiga ee…
Read More » -
Suuqa
“Ma jiraan wax heshiis dhacay oo ku saabsan Pogba,”.
(Turino) 21 Luulyo 2016. Waxaa la isla dhex qaadayay in Paul Pogba uu heshiis la gaaray Man United iyadoo xitaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
TARTANKA GOBOLLADA: Gobolkee loogu codeeyay inuu koobka hanan karo? (Codeeynta akhristayaasha GoolFM.net)
(Muqdisho) 21 Luulyo 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya tartanka maamul-goboleedyada kaasoo lagu ciyaarayo garoonka qadiimiga ah ee Konis…
Read More » -
Ameerika
WAR CUSUB: Sirdoonka 100 dal oo Brazil iskugu tegey! (Maxaa galay halkaas?)
(Brasilia) 21 Luulyo 2016 – Wakiillada sirdoonka ilaa 100 waddan ayaa la shaqayn doona booliiska federaalka ah ee dalkaasi Brazil…
Read More »