Waxaa lagu wadaa in Paul Pogba uu noqdo ciyaaryahanka dunida ugu qaalisan…Ogow 10-kii xiddig ee ugu qaalisanaa Manchester United taariikhda

llll

(Manchester) 20 Luulyo 2016. Manchester United waxa ay u egtahay in ay 105 Milyan oo Euro kula wareegto Paul Pogba, qiime ka dhigi doona laacibka ebid ugu qaalisan aduunka.

Hadaba, kahor inta aysan taasi dhicin, bal een eegno kuwii ugu qaalisanaa ee United soo iibsato taariikhda….

  1. Roy Keane

Lacagta: £3.75m

Laga keenay: Nottingham Forest

Taariikhda: 19 July 1993

  1. Andy ColeF

Lacagta: £6m + Keith Gillespie

Laga keenay: Newcastle United

Taariikhda: 12 January 1995

  1. Jaap Stam

Lacagta: £10.75m

Laga keenay: PSV Eindhoven

Taariikhda: 1 July 1998

  1. Dwight Yorke

Lacagta: £12.6m

Laga keenay: Aston Villa

Taariikhda: 20 August 1998

  1. Ruud van Nistelrooy

Taariikhda: £19m

Laga keenay: PSV Eindhoven

Taariikhda: 1 July 2001

  1. Juan Sebastian Veron

Lacagta: £28.1m

Laga keenay: Lazio

Taariikhda: 21 July 2001

  1. Rio Ferdinand

Lacagta: £29.1m

Laga keenay: Leeds United

Taariikhda: 23 July 2002

  1. Dimitar Berbatov

Lacagta: £30m

Laga keenay: Tottenham

Taariikhda: 1 September 2008

  1. Juan Mata

Lacagta: £37.1m

Laga keenay: Chelsea

Taariikhda: 25 January 2014

1.Angel Di Maria

Lacagta: £59.7m

Laga keenay: Real Madrid

Taariikhda: 26 August 2014

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close