Bayern Munich V Manchester City, Wolfsberger AC V Chelsea iyo Liverpool oo ciyaareysa

manchester-city-pep-guardiola-relishing-chance-test-himself-premier-league

(London) 20 Luulyo 2016. Antonio Conte waxa uu hogaamin doonaa Chelsea kulankii labaad ee waayihiisa kaddib markii kii hore lagu garaacay 2-0.

Waxa uu ka hor imaan doonaa Wolfsberger AC.

Dhinaca kale waxaa iyana diyaar garaw wada Liverpool oo dhawaan 2-0 ku garaacday Wigan Athletic oo ay ku booqatay DW Stadium.

Hadam Jurgen Klopp waxa uu la wajihi doonaa Huddersfield Town.

Kulamada

Wolfsberger AC v Chelsea   Saacadda Geeska Africa  9:ooPm

Bayern Munich v Manchester City  Saacadda Geeska Africa: 9:30Pm

Huddersfield Town Vs Liverpool  Saacadda Geeska Africa 9:45Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close