Kooxdee ugu saf qaalisan dunida? Man United, Real, ,mise Bayern?

154504580

(London) 19 Luulyo 2016. Website-ka inta badan qora umuuraha suuqa kala iibisga ee (Transfermarket.com) ayaa soo saaray safafka dunida ugu qaalisan.

Xogtan waxa ay ku saleysan tahay inta lagu iibsan karo saf ahaan ama kooxda oo dhan.

Real Madrid, Barcelona iyo Bayern Munich ayaa ku jira saddexdda boos ee ugu sareeya.

squads

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close