Juan Cuadrado oo dib ugu soo laabtay Chelsea….(Sidee u muuqaneysaa shaxda Blues oo lagu daray Cuadrado?)

cu

(Austria) 19 Luulyo 2016. Xiddiga reer Colombia ee Juan Cuadrado amaahda ku joogay Juventus ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa Chelsea kaddib wacdaro uu ka soo dhigay horyaalka Serie A.

Cuadrado ayaa Chelsea kula biiray tababarka ay ka wadaan dalka Austria oo ay iskugu diyaarinayaan kulanka saaxiibtinimo ay la yeelan doonaan RZ Pellets.

Haddaba saddex nuuc ayaa loo sameeyay shaxda Chelsea oo lagu daray Cuadrado.

1.

chels - Football tactics and formations

2.

chels - Football tactics and formations

3.

chels - Football tactics and formations

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close