Day: July 19, 2016
-
Ameerika
Ronaldinho oo 2-kulan uun kaddib isaga baxay tartanka FUUSTALKA ee India….(Sidee wax u jiraan?)
(India) 19 Luulyo 2016. Goor dhow uun ayay ahayd markii uu Ronaldinho guul wayn oo 7-2 ka caawiyay kooxdiisa…
Read More » -
Spain
1-km ma u soo dabaalatay si aad SAWIR ula gasho geesigaad taageerto dabadeed MOPILE-kii biyo makaa galeen….(Aqri QISADAN dhex martay Messi iyo taageere Suli)+SAWIRRO
(Ibiza 19 Luulyo 2016. Taageere kasta ayaa ku riyooda inuu mar uun la kulmo geesiga uu ka taageero kubbada cagta…
Read More » -
Soomaaliya
Tiki-Taka-dii Puntland, Ruuxiiyadii Banaadir iyo taageereyaal la ciir ciirkii Koonis….Ka bogo shan wax yaabood oo laga bartay ilaa iyo hada tartanka dawlad gobolleedyada Soomaaliya
(Muqdisho) 19 Luulyo 2016. Tartanka Dawlad gobolleedyada Soomaaliya ayaa si habsami leh uga soo soconaya gegida Banaadir ee caasimadda dalka.…
Read More » -
Soomaaliya
NATIIJO: Banaadir iyo Putland oo is mari waayay +SAWIRRO
(Muqdisho) 19 Luulyo 2016. Maamul goboleedka Putland ayaa bar baro la dhaafi waayay Banaadir kullankii xiisaha badnaa ee galabta ka dhacay…
Read More » -
England
Juan Cuadrado oo dib ugu soo laabtay Chelsea….(Sidee u muuqaneysaa shaxda Blues oo lagu daray Cuadrado?)
(Austria) 19 Luulyo 2016. Xiddiga reer Colombia ee Juan Cuadrado amaahda ku joogay Juventus ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisa…
Read More » -
England
Jose Mourinho iyo xulafadiisa Man United oo u safray Shiinaha….+SAWIRRO
(Manchester) 19 Luulyo 2016. Man United ayaa gashay safarkeedii ugu horreeyay tan iyo sidii uu xilka tababaranimo ugu qabtay Jose…
Read More » -
England
Rooney iyo Pogba oo qadka dhexe ah……(Tak Tikada Jose Mourinho oo si kama ah loo shaaciyay)
(Manchester) 19 Luulyo 2016. Qorshaha Jose Mourinho ee ah inuu qadka dhexe ka ciyaarsiin doono Wayne Rooney oo si kama…
Read More » -
Aasiya
TARTANKA FUSTALKA EE INDIA: Ronaldinho oo siduu doono ka yeeshay koox uu hor kacayay Paul Scholes…(MUUQAAL+SAWIRRO)
(India) 19 Luulyo 2016. Rugcadaaga reer Brazil ee Ronaldinho ayaa caalamka u caddeeyay inuusan lumin farsamadii lagu yaqiinay kaddib markii…
Read More » -
Germany
Borussia Dortmund oo ka hadashay dib u soo iibsiga Mario Gotze
(Dortmund) 19 Luulyo 2016 Madaxwaynaha kooxda Borussia Dortmund Hans-Joachim Watzke ayaa ka warbixiyay dib u soo iibsiga laacibkoodii hore ee Mario…
Read More » -
Spain
Barcelona oo cusboonaysiisay heshiiskii ay kula jirtay Qatar Airways
(Barcelona) 19 Luulyo 2016 Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah u shaacisay inay cusboonaysiisay heshiiskii ay kula jirtay shirkada duulimaadka Qatar…
Read More »