Day: July 18, 2016
-
Spain
Barcelona oo aan dadajin doonin heshiis kordhinta tababare Luis Enrique
(Barcelona) 18 Luulyo 2016 Kooxda Barcelona ayaa sheegtay inaysan dadajin doonin heshiis kordhinta tababarehooda reer Spain ee Luis Enrique kaas oo qandaraaskiisa…
Read More » -
Spain
“Waan ka helaa Pogba laakiin waxaan ku faraxsanahay ciyaartoyda aan haysto” – Zidane
(Madrid) 18 Luulyo 2016 Tababaraha kooxda Real Madrid Zidane ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa laxiriirinaya laacibka reer France ee Paul Pogba.…
Read More » -
England
Man City oo ku soo biirtay tartanka saxiixa daafaca Arsenal ee Hector Bellerin
(Manchester) 18 Luulyo 2016 Kooxda Man city ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Arsenal ee Hector Bellerin suuqa…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka hadlay xaalka James Rodriguez ka hor bilowga xilciyaareedka cusub
(Madrid) 18 Luulyo 2016 Tababaraha kooxda Real Madrid Zidane ayaa qabtay shirka jaraa’id ee tababarkii ugu horeeyay ee kooxdiisu ay isugu…
Read More » -
Soomaaliya
NATIIJO: Jubbaland oo dirqi uga adkaatay Galmudug+ SAWIRRO
(Muqdisho) 18 Luuliyo 2016 –Xiddigaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa gaaray guushooda ugu horeysa ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka soconayo…
Read More » -
Suuqa
Maxaa ka jira in Costa uu doonayo inuu ka tago Chelsea isla markaana uu gudbiyay codsi uu ku tagayo?
(London) 18 Luulyo 2016. warar ka imaanaya Spain ayaa sheegay in Diego Costa uu isku dayayo inuu khasbo inuu dib…
Read More » -
England
Yaa noqon doona Kabtanka Arsenal kaddib tagistii Mikel Arteta?
(London) 18 Luulyo 2016. Lama shaacin cidda noqon doonta kabtanka Arsenal tan iyo sidii uu kooxda uga tagay kabtankooda Mikel…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo marmarsiiyo u samaynaysa iibka James Rodriguez
(Madrid) 18 Luulyo 2016 Kooxda Real Madrid ayaa diyaar u ah inay iska fasaxdo laacibka reer Colombia ee James Rodriguez kaas oo…
Read More » -
Ameerika
Didier Droba, Kaka iyo Andrea Pirlo oo lagu daray xiddigaha MLS ee la ciyaaraya kooxda Arsenal dabayaaqada bishaan
(San Jose) 18 Luuliyo 2016 – Xiddigaha ku ciyaari doona magaca horyaalka Mareykanka ee ka hor’imaanaya dabayaaqada bishan ayaa lagu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Arrin kasoo korortay iibka AC Milan (Magacyo la kashifay)
(Milano) 18 Luulyo 2016 – Waxaa war cusubi kasoo baxayaa dalkaasi China, kaasoo ku aaddan iibka AC Milan oo ay…
Read More »