Mancehster United oo ku qasban in ay lacag badan siiso Bastian Schweinsteiger hadii ay iibineyso

(Manchester) 17 Luulyo 2016.Waxaa lagu soo waramayaa in Manchester United ay ku qasbanaan doonto in ay £14 million siiso Bastian Schweinsteiger si uu kooxda uga tago.

Laacibka khadka dhexe waxaa qandaraaskiisa uga harsan laba sano, hadii uu baxayo waa in la siinaa mag dhaw.

Paris St. Germain ayaa xiiseneysaa la soo wareegida laacibka sida ay shaacisay the Sun.

Ololihii tagay waxa uu saftay 31 kulan.

Jose Mourinho oo la fahansan yahay in uu bartilmaameedsanayo Paul Pogba, 31 jirka loogama baahna kacdoonka Old Trafford.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close