Maamulka iyo shaqaalaha Gool FM oo tacsi u diraya Majaajiliiste Abuukar Sayid Cali Jaajuumow

(Muqdisho) 16 Luuliyo 2016 –INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYSHI RAAJICUUN: Maamulka, iyo dhamaan shaqaalaha Gool FM waxay tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan Abuukar Sayid Cali Jaajuumow  oo ka mid ah shaqaalaha Gool FM oo ay hooyadiis Faadumo dheere Abba Nuur  ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu jannadii fardoowsa ka waraabiyo ehelka iyo asxaabta ay ka tagtayna samir iyo iimaan alle ka siiyo…

Aamiin, Aamiin, Aamiin.

b

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close