Day: July 17, 2016
-
Soomaaliya
Xulka Puntland oo awood ku muquuniyey Koofur Galbeed, xilli ay kasoo baxday guruubka A,+ SAWIRRO
(Muqdisho) 17 Luuliyo 2016 –Xiddigaha maamul goboleedka Puntland ayaa gaaray guushoodii ugu horeysay, ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka soconayo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mancehster United oo ku qasban in ay lacag badan siiso Bastian Schweinsteiger hadii ay iibineyso
(Manchester) 17 Luulyo 2016.Waxaa lagu soo waramayaa in Manchester United ay ku qasbanaan doonto in ay £14 million siiso Bastian…
Read More » -
Spain
Aabaha Lionel Messi oo aqbalay qandaraas cusub
(Catalonia) 17 Luulyo 2016. Mustaqbalka Laacibka u dhashay Argentina ee Camp Nou waxa soo galay shaki kaddib markii lagu helay…
Read More » -
England
Liverpool oo wali aan ka quusan saxiixa Lucas Moura
(Liverpool) 17 Luulyo 2016 Kooxda Liverpool ee dalka ingiriiska ayaa wali daba joogta soo xerogalinta laacibka garabka weerarka uga ciyaara kooxda…
Read More » -
England
Diego Costa oo ku wargaliyay Chelsea inuu doonayo dib ugu laabashada Atletico Madrid
(London) 17 Luulyo 2016 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa ku wargaliyay kooxdiisa inuu doonayo dib ugu laabashada kooxdiisii hore…
Read More » -
England
Arsenal oo qorshaysay kulan ay la qaadato Mauro Icardi (Halkee ayuu ka dhacayaa kulankaas)
(London) 17 Luulyo 2016 Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa isku diyaarinaysa inay la kulanto weerar yahanka kooxda Inter Milan ee Mauro…
Read More » -
Wararka
Maamulka iyo shaqaalaha Gool FM oo tacsi u diraya Majaajiliiste Abuukar Sayid Cali Jaajuumow
(Muqdisho) 16 Luuliyo 2016 –INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYSHI RAAJICUUN: Maamulka, iyo dhamaan shaqaalaha Gool FM waxay tacsi tiiraanyo leh…
Read More » -
Soomaaliya
SEUKI 2016: Ciyaaraha xagaaga Seuki 2016 oo ka furmay magaalada Stockholm + Sawirro (Yaa ciyaaraya galabta?)
(Stockholm) 17 Luulyo 2016 – Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Stockholm uga bilowday ciyaaraha xagaaga Soomaalida ee Seuki 2016…
Read More » -
Germany
Arjen Robben oo 6 isbuuc ka maqnaan doona garoomada kadib dhaawicii soo gaaray xalay
(Munich) 17 Luulyo 2016 Kooxda Bayern Munich ayaa ka hadashay dhaawaca laacibkeeda Arjen Robben kaas oo dhaawac uga baxay kulankii xalay ee…
Read More »