Wakiilka Paul Pogba oo kama dambeys u qabtay Manchester United

546063564-e1468568518118

(Manchester) 15 Luulyo 2016. Wakiilka bartilmaameedka United Paul Pogba –  Mino Raiola, ayaa ku dhawaaqay in mustaqbalka kalyantigiisa la doonayo in xal laga gaaro dhamaadka bishan.

Wakiilada 23 jirka waxa ay xiriir toos ah la leeyihiin xiddiga reer France oo iminka fasax ugu maqan Los Angeles.

Sida laga soo xiganayo MARCA, Raiola waxa uu rabaa in dhaq dhaqaaq walba oo lagu doonayo Pobga la dhameeyo kahor Agoosto.

Taas waxa ay siineysaa Red Devils wax ka badan laba toddobaad oo ay ku gaba gabeyso soo xero galintiisa, laakiin waxaa rajadooda sare u qaaday Real Madrid oo dib uga guratay xiisihii xiddiga kaddib bandhigyadiisii Euro2016.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close