N’Golo Kante oo tijaabada caafimaad u mari doona Chelsea

3460182_heroa

(London) 15 Luulyo 2016. Chelsea waxa ay £30 million ku dhameystirtay heshiiska ay kula soo wareheyso N’Golo Kante, sidaas waxaa qabta RMC Sport.

Warka waxa uu sheegayaa in xiddiga France uu gaaray heshiis shaqsiyadeed oo shan sano ah, waxa uu tijaabada caafimaad mari doonaa 48-da saacadood ee nagu  soo foolka leh.

Laacibka khadka dhexe ee Leicester City waxa uu ka mid yahay xiddigaha bandhigyada wanaagsan sameeyey ee Premier League idlaaday iyo Euro 2016.

Waxaa la qabaa in go’aanka Kante uu fududeeyey mashruuca Antonio Conte ee Chelsea.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close