Kaartuunka Maanta: Isku dhaca maaliyadaha ee kulanka El Classico

(Madrid) 15 Luulyo 2016. Iyada oo waqti dheer la sugi doono kulanka El Classico ugu horreeya ee ololaha dambe, kaas oo dhici doona December hadana waxaad moodaa in ay labada kooxoodba ay soo bandhigeen maaliyado isku mid ah!

Funaanadha ay kulamada dibadda ku dheeli doonaan ah midabka loo yaqaan BINKIGA (Purple), tolow ma arki doonaa in aqalka labiska la isku qaldamo!?

cartoon-15716_k7dqlvqivpln17dw2n6qt0wib

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close