Is reeb reebka wareega saddexxaad ee Champions League oo la soo saaray…Robin Van Perise V. Radamel Falcao

robin-van-persie-fenerbahce-2015-16_18inh1aix6frc1uks1rxrervtk

(London) 15 Luulyo 2016. Uefa waxa ay soo saartay isku aadka wareega saddexaad ee is reeb reebka Champions League.

Kooxaha isku aaday waxaa ka mida AS Monoco iyo Fenerbahce oo ay kala hogaaminayaan duulaankooda Robin Van Persie iyo Radamel Falcao oo bah wadaag ku ahaa Old Trafford.

Kooxaha ka soo baxaya wareega saddexaad waxa ay ku aadi doonaa Manchester, Porto iyo AS Roma kahor inta ayan u gudbin heerka Group-yada ee Champion League.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close