Day: July 15, 2016
-
Wararka
Samuel Eto’o: “Xidiga garoonka Messi iyo hazard ma noqon doonaan waxaa noqon doona Madaxweyne Erdoğan”
Waxaa tan iyo duhurnimadii maantay si isdaba jog ah u soo gaarayay magaalada Antalya ee Dalka Turkiga cayaartooyda iyo madaxda…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Juventus oo ku dhawaaqday saxiixa Medhi Benatia
(Turin) 15 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku dhawaaqday inay heshiis amaah ah Bayern Munich kaga soo…
Read More » -
Soomaaliya
Gobolka Banaadir oo dhib la’aan uga badiyay Koonfur Galbeed
(Muqdisho) 15 Luuliyo 2016 Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ku daah furtay tartanka gobolada Soomaaliya oo ay ka qeyb qaadanayaan 6…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Samuel Umtiti… (Lambarkee ayuu kooxda u xiran doonaa?) + SAWIRRO
(Barcelona) 15 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Waddanka Spain ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee…
Read More » -
Suuqa
Wakiilka Paul Pogba oo kama dambeys u qabtay Manchester United
(Manchester) 15 Luulyo 2016. Wakiilka bartilmaameedka United Paul Pogba – Mino Raiola, ayaa ku dhawaaqay in mustaqbalka kalyantigiisa la doonayo…
Read More » -
Suuqa
N’Golo Kante oo tijaabada caafimaad u mari doona Chelsea
(London) 15 Luulyo 2016. Chelsea waxa ay £30 million ku dhameystirtay heshiiska ay kula soo wareheyso N’Golo Kante, sidaas waxaa…
Read More » -
Spain
Nani: Waxa uu Ronaldo igu yiri markii aan ku biiray Valencia
(Valencia) 15 Luulyo 2016. Saxiix cusub ee Valencia Nani ayaa sheegay in Laacibka ay Portugal ka wada tirsan yihiin, Cristiano…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kaartuunka Maanta: Isku dhaca maaliyadaha ee kulanka El Classico
(Madrid) 15 Luulyo 2016. Iyada oo waqti dheer la sugi doono kulanka El Classico ugu horreeya ee ololaha dambe, kaas…
Read More » -
Uncategorized1
Is reeb reebka wareega saddexxaad ee Champions League oo la soo saaray…Robin Van Perise V. Radamel Falcao
(London) 15 Luulyo 2016. Uefa waxa ay soo saartay isku aadka wareega saddexaad ee is reeb reebka Champions League. Kooxaha…
Read More » -
Spain
Wasiir ka tirsan Spain oo Barcelona ku cambbaareeyey ololaha ay Lionel Messi ku taageereyso
(Madrid) 15 Luulyo 2016. Wasiirka cadaaladda Spain Rafael Catala ayaa dhaleeceeyey ololaha Barcelona ee ay baraha bulshada uga taageereyso Lionel…
Read More »