Shaxda uu Jose Mourinho ku soo gali doono kulanka Wigan Athletic ee Sabtida oo sidan loo saadaaliyey..

5469553621

(Manchester) 14 Luulyo 2016. Manchester United waxa ay kulamka ugu horreeya ee waayaha Jose Mourinho sabtida la dheeli doontaa Wigan.

Ciyaartan oo ka dhici doonta DW Stadium ayaa waxaa ka maqan xiddigo muhiima sida kabtanka kooxda Weyne Rooney, Zlatan Ibarhimovic, De Gea, Martial iyo Rashford oo aan wali ka soo noqon fasaxyadooda.

Hase ahaatee, waxaa la qabaa in ay dheeli karaan Eric Bailly iyo Henrikh Mchitaryan oo dhawaan ku soo biiray United.

lineup-978

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close