Shax laga dhisay ciyaaryahanada France ee soo maray Barcelona

thierry-henry-eric-abidal-fc-barcelona-spokeocom

(Catalonia) 14 Luulyo 2016. Barcelona waxa ay dhawaan la soo wareegtay daaficii bandhigyada wanaagsan sameenayey Euro 2016 ee xulka France Samuel Umtiti .

Hayeshee, isaga oo iyo Lucas Digne waxa ay rabaan in ay Camp Nou uga tagaan sooyaal u eg kii ay reebeen Eric Abidal iyo Theiry Henru.

Hadaba, iyada oo la wada garanayo in hibooyin badan oo France ka soo jeeda ay soo soo sharfeen gegida Nou Camp bal aan eegno shaxdan la dhisay kuwaas….

14684102105021

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close