Kooxda Real Madrid oo soo bandhigay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto minin iyo marti xilli ciyaareedka 2016-17 + Sawirro

(Madrid) 14 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo bandhigay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto marka ay garoonkeeda ku ciyaarayso iyo sidoo kale marka ay martida tahay oo ay ku dheeleyso meel ka baxsan Gurigeeda, xilli ciyaareedka 2016-17.

Maaliyadaha ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub kooxda cad-cadka ayaa waxaa shafka uga qoran astaanta Real Madrid iyo sidoo kale magaca shirkadda Adidas, halka ay xayeysiin u samaynayso Fly Emirates.

Sida caadiga ah maaliyadda ay Real Madrid ku ciyaari doonto ayaa ah midabka ay caanka ku tahay ee cadaanka ah oo gacmo gaab ah, halka maaliyadda ay ku dheeli doonto marka ay martida tahay ay tahay midabka purple oo ah midbad u dhexeeya casaan fog iyo buluug, waana midabka ay soomaalidu u garanayso Fiyoola.

SAWIRRO:-

Maaliyadda Real Madrid ee Mininkeeda:-

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

 

Maaliyadda Real Madrid ee Martida:-

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Real Madrid kits 16-17

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close