Ciyaaraha saaxiibtinimo ee ay Arsenal dheeli doonto kahor bilowga kal ciyaareedka cusub

arsenal-2016-17-kit_11cn6o47bl6ld17zgqz0flpucm

(London) 14 Luulyo 2016. Arsenal oo horaantii bishan ku soo laabatay tababarka ayaa la filayaa in ay gudo galayaan qeybta labaad ee diyaar garawgooda ololaha dambe.

Gunners waxa ay dheeli doonta shan kulan oo saaxiibtinimo kahor inta uusan bilaaban kal ciyaareedka dambe.

Lens v ARSENAL – Friday 22nd July – Stade Bollaert-Delelis, Lens

MLS All-Stars v ARSENAL – Thursday 28th July – San Jose, California

Chivas v ARSENAL – Sunday 31st July – Los Angeles, USA

Viking FK v ARSENAL – Friday 5th August – Stavanger, Norway

Manchester City v ARSENAL – Sunday 7th August  – Gothenburg, Sweden

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close