Day: July 14, 2016
-
England
RASMI: Bouremouth oo la wareegtay laacibkii Liverpool ee Jordon Ibe
(Bouremouth) 14 Luulyo 2016 Kooxda Bouremouth ee dalka ingiriiska ayaa goor dhaw shaacisay inay dhamaystirtay saxiixa laacibkii kooxda Liverpool ee Jordon Ibe.…
Read More » -
Suuqa
Manchester United oo aan wali ka quusan Renato Sanchez
(Mancehster) 14 Luulyo 2016.Manchester United durba waxa ay weydiisay Bayern Munich qiimaha lagu bur burin karo qandaraaska Renato Sanchez kaddib…
Read More » -
Spain
Raul: Ronaldo kaddib Real Madrid nolol ayaa u jirta
(Madrid) 14 Luulyo 2016. Halyeygii Real Madrid Raul ayaa qaba kalsooni ah in ay nolol uga dambeyn doonto Cristiano Ronaldo…
Read More » -
France
Patrick Kluivert oo loomagacaabay agaasimaha cusub ee dhanka ciyaaraha ee kooxda PSG
(Paris) 14 Luulyo 2016 Kooxda PSG ee dalka France ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Patrick Kluivert uu yahay agaasimahooda cusub…
Read More » -
Suuqa
Chelsea oo Nemanja Matic u sheegtay war cad oo ku saabsan aayihiisa kooxda
(London) 14 Luulyo 2016. Chelsea waxa ay ku wargalisay Nemanja Matic in aysan dooneyn iibintiisa xagaagan, sidaas waxaa laga soo…
Read More » -
Suuqa
Paul Pogba oo diiday in uu meesha ka saaro dib ugu laabashada Manchester United
(Paris) 14 Luulyo 2016. Paul Pogba ayaa diiday meesha ka saaridda in uu mustaqbalka ku laabanayo Manchester United, isaga oo…
Read More » -
Italy
Juventus oo dalab xoog leh ka gudbisay weerar yahanka Napoli ee Gonzalo Higuain
(Turin) 14 Luulyo 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay dalab xoog leh ka gudbisay weerar yahanka…
Read More » -
Spain
Barcelona oo £17m ku rabta Memphis Depay
(Catalonia) 14 Luulyo 2016. Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay bartilmaameedsaneyso Memphis Depay kaddib markii ay goyn weyday…
Read More » -
Spain
Seddex laacib oo saaka dib loogu arkay tababarka Real Madrid
(Madrid) 14 Luulyo 2016 Kooxda Real Madrid ayaa helaysa war farxad leh kadib markii saaka lagu arkay tababarka kooxda seddex laacib…
Read More » -
Spain
“Cristiano Ronaldo ayaa u qalma Ballon d’Or” – Paul Pogba
(Madrid) 14 Luulyo 2016 Laacibka kooxda Juventus iyo xulka France ee Paul Pogba ayaa u codeeyay in Cristiano Ronaldo uu u…
Read More »