Gabriel Barbosa (Gabigol) oo ku biiraya Bianconeri (Goorma?)

(São Paulo) 13 Luulyo 2016 – Ilo wareer reer Brazil ah ayaa sheegaya in laacibka Gabigol uu aqbalay inuu ku biiro kooxda Juventus oo miiska soo saartay dalab ku kacaya €20m kaasoo lasoo afjari doono Isniinta.

Sky Sport Italia iyo Mediaset Premium ayaa sheegaya in Juve ay xalay soo bandhigtay dalab ku kacaya €18 milyan oo lagu daray 2 milyan oo bareemiyo ah.

Laacibkan oo uu magaciisa oo buuxa yahay Gabriel Barbosa, isla markaana 19-jir ah una safta kooxda Santos ee Brazil ayaa kooxda Chelsea diidey dhowr bilood uun kahor.

SANTOS, BRAZIL - NOVEMBER 05: Gabriel of Santos celebrates scoring the second goal during the match between Santos and Cruzeiro for Copa do Brasil 2014 at Vila Belmiro Stadium on November 5, 2014 in Santos, Brazil. (Photo by Friedemann Vogel/Getty Images)
SANTOS, BRAZIL – NOVEMBER 05: Gabriel of Santos celebrates scoring the second goal during the match between Santos and Cruzeiro for Copa do Brasil 2014 at Vila Belmiro Stadium on November 5, 2014 in Santos, Brazil. (Photo by Friedemann Vogel/Getty Images)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close