DAAWO: Barcelona oo soo bandhigtay 10-kii gool badbaadin ee ugu fiicnaa oo ay sameeyeen goolhayeyaasheeda xilli ciyaareedkii 2015/16

CnNjotbWYAEuBN2

(Barcelona) 13 Luuliyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Waddanka Spain ayaa soo bandhigay muuqaal kooban oo ay ku caddeysay inay yihiin 10-kii gool badbaadin ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii tagay ee 2015/16 oo ay sameeyeen goolhayeyaasheeda.

Goolhayeyaasha kooxda Blaugrane ee Claudio Bravo, Marc-André ter Stegen iyo Jordi Masip ayaa saddexduba gool badbaadin cajiib ah u sameeyey Barça xilli ciyaareedkii dhammaaday ee 2015/16.

Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka 10-kii gool badbaadin ee ugu fiicnaa kooxda Barcelona 2015/16, waxaana kooxdu ay muuqaalkaan ku baahisay baraheeda xiriirka bulshada:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close