Day: July 13, 2016
-
Ameerika
Gabriel Barbosa (Gabigol) oo ku biiraya Bianconeri (Goorma?)
(São Paulo) 13 Luulyo 2016 – Ilo wareer reer Brazil ah ayaa sheegaya in laacibka Gabigol uu aqbalay inuu ku…
Read More » -
Ameerika
Roger Martínez oo ku biiraya kooxda Inter Milan (Luuq cajiib ah oo uu soo mari doono)
(Buenos Aires) 13 Luulyo 2016 – Kooxda Racing Club Avellaneda ayaa iibisey laacibka Roger Martinez oo ay ka qaadatay Jiangsu…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Fleetwood Town vs Liverpool FC 0-5 (Liverpool oo lafaha ka dhuuxday Fleetwood)
Fleetwood vs Liverpool Gool FM
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Pinzolo vs AS Roma 0-16 (Roma oo sidii roob ugu da’dey kooxda Pinzolo)
Pinzolo vs AS Roma Gool FM
Read More » -
Wararka
-
Wararka
XOG: Medhi Benatia oo caafimaadka u maraya Juventus (Goorma ayuu imanayaa?)
(Torino) 13 Luulyo 2016 – Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Medhi Benatia uu berritoole caafimaadka u mari doono kooxda…
Read More » -
Wararka
Liverpool oo ku fal falaaday Fleetwood Town, AS Rom 16-gool ku adkaatay, PSG oo dirqi uga adkaatay West Bromwich Albion iyo kulamadii kale ee saaxiibtinimo
(Europe) 13 Luulyo 2016. Waxaa dhacay kulamo saaxiibtinimo oo badan iyadoo Liverpool ay shan gool kaga adkaaday kooxda yar ee…
Read More » -
England
“Qosol ayaan la dhacay markii ugu horreysay aan arko isagoo ciyaaraya.”. Ryan Giggs oo daaha ka rogay sheeko yaab leh oo ku saabsan Cristiano Ronaldo
(Manchester) 13 Luulyo 2016. Rugcadaaga Man United Ryan Giggs ayaa daaha ka rogay sida yaabka lahayd ay Man United ula…
Read More » -
Uncategorized1
Wakiilka Arda Turan oo ka hadlay mustaqbalka wiilka reer Turki…(Waa halkee?)
(Catalonia) 13 Luulyo 2016. Xiddiga reer Turki ee Arda Turan ayaa ku soo biiray camaaliqada Spain ee Barcelona kal ciyaareedkii…
Read More » -
England
Manuel Pellegrini oo ka hadlay waayihiisa tababarenimo kadib markii uu katagay shaqada Man City
(Manchester) 13 Luulyo 2016 Tababaraha reer Chile ee Manuel Pellegrini ayaa ka hadlay waayihiisa tababarenimo kadib markii uu katagay shaqada kooxda Man…
Read More »