Haddaad ogeyd in Nani iyo Renato Sanches ay wacdaro ka dhigeen EURO 2016 ku darso xarfaanta inay sidoo kale….(DAAWO MUUQAAL)

rinatoo

(Lisbon) 12 Luulyo 2016. Waxaan shaki ku jirin in Nani iyo da’yarka Renato Sanches ay wacdaro muuqata ka dhigeen koobkii EURO 2016 uu sida lama filaanka ah ku qaaday xulkooda Portugal, laakiin ku darso xisaabta xarfaanta sidoo kale waxay wacdaro ka dhigeen masraxa.

Intii lagu guda jiray dabaal degga xulka Portugal isku soo bax ka dhacay magaalada Lisbon ayaa la arkayay Nani iyo Sanches oo si wayn u shiday taageerayaashii soo xaadiray iyagoona Music cajiib ah afka uga tumayay.

DAAWO ADIGAA CAJABI DOONEE:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close