DAAWO: Daawo 10-kii gool ee ugu fiicnaa Euro 2016 kaddibna go’aami goolka ugu sita

(Paris) 12 Luulyo 2016 – Waxaa 10-kii bishan gegada Stade de France lagusoo geba gebeeyay Koobka Qaramada Yurub 2016.

Waxaana koobkii qaatay xulka Portugal oo 1-0 ku garaacay dalkii gurigiisa la joogey ee France, lkn waxaa sidoo kale dabcan jira inay laacibiintu ay goolal kala gedisan tartankaa ka dhaliyeen.

Su’aashu waxay tahay, goolkee ugu wanaagsanaa? Haddaba daawo 10-kii gool ee ugu sarreeyay kaddibna adigu go’aami goolka kula fiican.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close