Arsenal iyo Napoli oo gali doona heshiisyo is weydaarsi oo ay qeyb ka yihiin Giroud iyo Higuain

3168942_heroa

(London) 12 Luulyo 2016. Arsenal waxa ay diyaar u tahay in ay Napoli siiso Olivier Giroud si ay uga hesho Gonzalo Higuain, sidaas waxaa qaba Gianluca Di Marzio.

Arsene Wenger waxa uu u arkaa Laacibka reer Argentine mid wax  weyn ku soo kardhin kara duulaanka Gunners balse waxa uu ka caga jiidayaa qiimaha ay Napoli ku rabto.

Tababaraha Napoli Maurizio Sarri waxa uu ku sugnaa gegida Stade de France si uu u daawado Giroud oo ay is dhaafsan karaa Arsenal Higuain oo 36 gool Serie A-ga ka dhaliyey.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close