Day: July 12, 2016
-
Wararka
RASMI: Mauro Tassotti oo Milan macasalaameeyay kaddib 37 sano
(Milano) 12 Luulyo 2016 – AC Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inuu kooxda iskaga tegey macallin-xigeenkii hore ee…
Read More » -
Wararka
Haddaad ogeyd in Nani iyo Renato Sanches ay wacdaro ka dhigeen EURO 2016 ku darso xarfaanta inay sidoo kale….(DAAWO MUUQAAL)
(Lisbon) 12 Luulyo 2016. Waxaan shaki ku jirin in Nani iyo da’yarka Renato Sanches ay wacdaro muuqata ka dhigeen koobkii…
Read More » -
Wararka
Arsenal oo €30m ku doonaysa daafaca Daniele Rugani
(London) 12 Luulyo 2016 – Juventus ayaa diiddey €30m oo euro oo ay Arsenal kaga doonaysey daafaca qaranka 21-jirrada Talyaaniga…
Read More » -
Italy
Juventus oo saxaafadda u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Miralem Pjanic…(Laacibka oo doortay No.5, isla markaana sheegay sababta uu Lambarkaas u xirtay)+SAWIRRO
(Turino) 12 Luulyo 2016. Kooxa lagu naaneyso marwada duqda ah ee Juventus ayaa saxaafadda markii ugu horreysay maanta u soo…
Read More » -
Italy
Xiddiga ay Man United ku dooneyso 100-ka Milyan ee Pogba oo maanta la kulmaya wakiilkiisa si uu…..
(Italy) 12 Luulyo 2016. Paul Pogba ayaa diyaar u ah inuu iminka go’aansado halka xigta ee uu u dhaqaaqayo maadaama…
Read More » -
England
RASMI: Willian oo heshiis dheer qalinka ugu duugay Chelsea
(London) 12 Luulyo 2016. Willian ayaa heshiis afar sano ah u saxiixay kooxdiisa Chelsea taa oo micnaheedu tahay inuu Stamford…
Read More » -
England
Bastian Schweinsteiger oo la aqal galay xiddigtii uu calmaday….(SAWIRRO XUL AH)
(Italy) 12 Luulyo 2016. Xiddiga xulka Germany iyo kooxda Man United Bastian Schweinsteiger ayay maanta kaga duwan tahay maalmihii hore…
Read More » -
England
Ryan Giggs oo durba helay shaqo cusub, Ma ahan mid tababaranimo ee kabaha ayuu dib u xiranayaa…(Halkuu ka ciyaari doonaa?)
(England) 12 Luulyo 2016. Rugcadaagii Man United oo sanado badan kaddib dhawaan isaga tagay kooxda ee Ryan Giggs ayaa kabaha…
Read More » -
England
Real Madrid oo badalka Pogba ka raadinaysa horyaalka heerka labaad ee ingiriiska
(Madrid) 12 Luulyo 2016 Tababare Zidane ayaa isaga haray doonista laacibka kooxda Juventus ee Paul Pogba kaas oo qarka usaaran inuu…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo dhammeystirtay saxiixa Samuel Umtiti
(Catalonia) 12 Luulyo 2016. Barcelona ayaa dhammeystirtay saxiixeeda daafaca dhexe ee kooxda Lyon Samuel Umtiti kaddib markii uu daafaca reer…
Read More »