RASMI: UEFA oo soo saartay shaxdii ugu wanaagsaneyd ee Euro 2016…Gareth Bale oo ka maqan…Yaa kale oo mudnaa balse seegay?

(Paris) 11 Luulyo 2016. Waxaa goor dhawayd la shaaciyey kooxdii ugu wanaagsaneyd EURO 2016.

Shaxdan oo rasmi ah ayaa ka kooban xiddigo ay ka mid yihiin, Pepe, Kroos iyo Ronaldo.

WAA KUWAN XIDDIGAHA LA SOO XULAY:

Rui Patrício, Joshua Kimmich, Jerome Boateng, Pepe, Raphaël Guerreiro, Joe Allen, Toni Kroos, Aaron Ramsey, Dimitri Payet, Cristiano Ronaldo,  Antoine Griezmann

tott

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close