Ka waran Ronaldo haddii uu tababare noqdo…(Bal DAAWO tuu dhigay xalay)

crar

(France) 11 Luulyo 2016. Xulka Portugal ayaa xalay gacanta ku dhigay koobkoodii ugu horreeyay ebid ee Euro kaddib markii ciyaar aan loo fileyn ay 1-0 ku mareen Faransiiska waqtigii dheeriga ahaa.

Kabtanka xulka Portugal Ronaldo ayaa dhaawac ku baxay bilowgii ciyaartaba, laakiin ka shaqo galay dhanka tababarka iyadoo la arkayay isagoo si aad ah u dhiiro galinaya xiddigaha xulkiisa isla markaana tilmaamo badan siinaya.

Haddaba aqriste siduu kuula muuqdaa Ronaldo maka soo bixi karaa booska tababaranimo mise xamaasadaa ka xoog badan.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close